Madaxweyne Erdogan oo Jeediyay hadal Dareenka dad badan wax ka bedelay

Madaxweynaha Turkey Rajap Dayyip Erdogan oo ka hadlay arrinta Qudus iyo Falastiin ayaa waxa uu yiri, “Mustaqbalka bini-aadminimada waxa go’aamin doonaa natiijada imtixaanka kasoo baxda mawduuca Falastiin iyo Qudus,ama bini’aadamnimadu waxay u dhaqaaaqi xagga iftiinka,madaxbanaanida,dhaqanka toosan, ama caddaalad darrada iyo dulmi “. Erdogan ayaa waxa uu hadalkan ka jeediyay xilli uu ka qayb qaadanayay munaasabadda … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo Jeediyay hadal Dareenka dad badan wax ka bedelay